DAAWO: Nin Hubaysan oo xoog ku galay Xarunta Teleefishinka Dalka Holland (VIDEO)

0

Amsterdam (Sayruuq)– Nin Hubaysan ayaa xalay Xoog ku galay Xarunta Teleefishinka Dalka Holland.
Wiilkan 19 jirka ahi ayaa gudaha u soo galay Studio-ga iyadoo Warkii habeenimo Live loo tabinayo waxa uu wariyihii ku qasbay in uu meesha ka kaco, waxaanu dalbaday in si Live ah warkiisa loo gudbiyo. Ilaa iyo hadda lama oga waxa ku qasbay ama waxa uu rabay in uu tabiyo.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.