Daawo Muuqaal Ay Iska Duubeen Dhalinyaradii Ku Madhatay Badda Masar Ka Hor Intii Aanay Doonto Qarqoomin Iyo Hadaladii Ay Kuwada Sheekaysanayeen Dhalinyartu

0

Hargeysa(Sayruuq)-Waxaan halkan idiinku soo bandhigaynaa muuqaal yar oo kooban oo ay iska dubeen dhalinyaradi ku dhimatay badda u dhaxaysa dalalka masar iyo talyaaniga ka hor intii aanay doonto dagin,iyo waliba hadaladii ay kuwada sheekaysanayeen intii ay jidka kusoo jireen ee ay saarnaayee doonta.

Halkan hoose ka daawo

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.