Daawo: Masuul Xukumadda Ka Tirsan Oo Qiray In Musuqmaasuq Ka Jiro Xukumadda

0

Hargeysa(Sayruuq) Masuul ka tirsan golaha wasiirrada xukumadda Siilaanyo ayaa sheegay in xogaa musuqmaasuq ahi dalka ka jiro. Waxa uu sheegay in badhasaabadda iyo maayarrada laga doonayo warbixin ku saabsan hawlaha qaranka iyo hantida ay hayaan.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.