Daawo: Masuul Xisbiga Waddani Ka Tirsan Oo CID-da Looga Yeedhay

0

Hargeysa(Sayruuq) Mudane Axmed Cali oo ka tirsan masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayay u yeedheen ciidamada dambi baadhista kadib markii uu dacweeyay maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin oo ka damqaday eedo uga yimid masuulkan Waddani.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.