Daawo: Magacyada Dad Reer Somaliland Ah Oo Maxkamadda Gobolka Saaxil Xukunno Ku Riday

0

Maxkamadda gobolka Saaxil ayaa laba nin ku xukuntay min 5 sanno oo xadhig ah iyo laba milyan oo shillin Somaliland ah oo ganaax ah halka ay dad kale ku riday ganaax lacageed oo qofkiiba hal milyan oo shillin Somaliland ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.