DAAWO: “Madaxweyne Haddii Shaani Cabsi Lagu Abuuray Wallahay Wax Ka Weyn Ayaa Dalkan Ka Dhici Doono”. Samaale

0

Hargaysa(Sayruuq)-  Wasiirkii Hore ee Maaliyada JSL Md: Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa dhaliilihii ugu kululaa u jeediyay Madaxwayanaha & Guddomiyaha Xisbiga KULMIYE ,waxanu Cabdicasiis Samaale kashifay siro badan oo uu hayay waagii uu ka dagayay Wasiirka Maaliyada .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.