DAAWO: Madaxweynaha Jabuuti Oo Sheegay In Gacmo Shisheeye Ay Ka Danbeeyeen Abaabulka Rabshadihii Dadka Badani Ku Dhinteen Ee Ka Dhacay Dalkaas.

0

Jabuuti(Sayruuq)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaciil Cumar Geele, ayaa sheegay in gacmo shisheeye oo aanu magacaabin ay ka danbeeyaan rabshadihii shalay ka dhacay dalkaas ee dadka badani ku dhinteen kuwo kalena ku dhaawacmeen. Madaxweyne Geele oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.