DAAWO: Hordhaca Barnaamij Maalinle Ah Oo Aan Ugu Talogalnay Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Oo Ka Waramaya Qisooyinka Quraanka.

0

Qisooyinka Quraanku waa barmaamij maalin le ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Quraanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’idaysan karno

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.