DAAWO: Guddoomiye Cirro Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Ololaha Loogu Jiro Kursiga Uu Ku Fadhiyo Ee Golaha Wakiilada.

0

Hargaysa(Sayruuq)-Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Guddoomiyaha Xisbiga WADANI ayaa dalka dib ugu soo laabtay galabta. Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Hargaysa ayaa ka hadlay natiijada socdaalkii uu ku soo maray goobo kala duwan oo kamid ah dalka Itoobiya, sidoo kale wuxuu markii ugu horeysay ka hadlay loolanka loogu jiro kursiga Guddoomiyaha Wakiilada oo uu isagu hadda ku fadhiyo. guddoomiye Cirro oo arrimahaas ka hadlaaya Hoos Ka DAAWO:

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.