DAAWO: Guddoomiyaha Sherkadaha Dahabshiil Group Oo Ka Hadlay Adeegyada Ay Bulshada U Qabtaan Iyo Abaal Marino Ay Ugu Tallo Galeen.

0

Hargeysa(Sayruuq)-Sherkadaha Dahabshiil Group, ayaa munaasibad ballaadhan oo ka dhacday Magaalada Hargaysa waxay ugu dabaal degeen sannad guurada ka soo wareegtay markii la bilaabay adeega casriga ah ee E-dahabka. Guddoomiyaha Guud ee Sherkadaha Dahabshiil Group, Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale ayaa ka hadlay munaasibadaas. Hoos Ka DAAWO Qaabkii Munaasibadaasi u dhacday.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.