Daawo Falanqayn Ku Saabsan Qodobo Madaxtooyada Iyo Wakiilladu Isku Maandhaafsan Yihiin

0

Hargeysa(Sayruuq) Golaha wakiilada Somaliland waxay dhawaan cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen xeerka Booliska oo madaxtooyadu ay dib ugu soo celisay xeerkan kaddib markii sanadkii 2013kii ay baarlamaanku ansixiyeen, iyadoo xeerkan qodobo kamid ah ay ka biyo diideen Booliska Somaliland. Golaha ayaa mar kale sidiisii hore ku ansixiyay xeerkan kuna gacansaydhay waxyaabaha ay madaxtooyadu ka soo bedeshay.

Xeerkan ayaa dhigaya in aan booliska Somaliland xabbad nool u adeegsan karin dad shacab ah oo aan hubaysnayn.

Haddaba, warbixin falanqaynaysa xeerkan hoos ka daawo.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.