DAAWO: Ducada Madaxweynaha Somaliland iyo Dhibicda Roobka oo soo daadatay‏

0

Hargeysa(Sayruuq)-Madaxweynaha JSL oo maanta salaadii jimcaha dadweynaha kula tukaday Caasimada Hargaysa ayaa si dheer ugu duceeyey dalka duunyada  iyo dadweynaha Somaliland oo ay haysatay xaalad roob yaraan ah, iyadoo ilaahay mahaddii ay dhibixda roobku ku soo daadatay caasimada ka hor intii aan salaadaasi laga bixin dhibicdaas oo Madaxweynaha laftiisu isu dhigay oo ay ku dul da’day.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.