Daawo: Dr Gaboose Oo Ka Deyriyay Coronavirus

0

Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa walaac ka muujiyay habacsanaanta Somaliland iyo halista xanuunka COVID 19 ee uu keeno Coronavirus oo si xawli ah Dunida ugu fidaya saamayn weyna ku yeeshay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.