DAAWO: Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Solomadow Oo Xaal Ka Siiyay Aflagadayntii Hoggaaniyaha Xisbiga WADDANI, Nin Ka Shaqeeya Wasaaradda Warshadaha Oo Xukuumaddu Soo Dirtay.

0

Qorilugud(Sayruuq)- Cuqaasha Beesha Solomadow ayaa xaal golo joog ah ka bixiyay hadalo deel qaaf ah oo ka soo yeedhay nin shaqaale hoosaad ka ah Wasaaradda Wershadaha, kaas oo lagu magacaabo Dhuux oo Xukuumaddu soo dirtay. Cuqaasha iyo Waxgaradka Beesha Solomadow hadaladoodi oo dhammaystiran Hoos Ka DAAWO.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.