Daawo: Cali Gurey oo Xukuumada Luuqad adag kula Hadlay.

0

Hargeysa(Sayruuq)Gudoomiye ku xigeenka saddexaad Ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka Md Cali Guray ayaa shir jaraa`id oo maanta xafiiskiisa ku qabtay kaga hadlay arrimo badan oo quseeya waqtiga dorashooyinka madaxweynaha iyo wakiiladda ,waxaanu ayaan darro ku tilmaamay in ay isku waqti dhacaan dorashooyinka somaliland iyo somaaliya .halkan hoose ka daawo warysigan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.