Daawo: Cabdiqaadir Jirde Oo Sheegay In Dawladdo Carbeed Maraykan Kula Socdaan Arrinta Qudus

0

Hargeysa(Sayruuq) Guddoomiyaha kumeelgaadhka ah ee Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa falanqeeyay arrimaha ka taaggan bariga dhexe iyo mawqifka Maraykanka ee ku aaddan arrimaha ka dhex taaggan Yuhuudda iyo Carabta. Waxa uu si culus u eedeeyay dawladdaha Carabta.

 

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.