Daawo: Askar Caarre Ka Timid Oo La Soo Dhaweeyay

0
Daawo: Askar Caarre Ka Timid Oo La Soo Dhaweeyay

Daawo: Askar Caarre Ka Timid Oo La Soo Dhaweeyay
Xukuumadda Somaliland waxa ay Degaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag maanta ku soo dhaweysay tiro ka badan 40 Askari oo ka soo goostay Jabhadda uu hoggaamiyo Kornayl Siciid Cawil Caarre, ee fadhigeedu yahay Puntland.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag iyo saraakiil ka tirsan ciidammada millateriga Somaliland ayaa soo dhaweeyay askarta.

Shalay ayaa magaalada Qardho ee xarunta u ah Kornayl Caarre lagu dhacay gaadhigiisii kadib markii jabhad hubaysan weerartay

Sayruuqnews
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.