Cukuse Muxuu Ka Yidhi in Loo Magacaabay Afhayeenka Kulmiye

0

Cukuse Muxuu Ka Yidhi in Loo Magacaabay Afhayeenka Kulmiye

Wasiirkii Hore ee Wasaaraddaha Warfaafinta iyo Xannaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo Dalka Dib ugu soo Laabtey ayaa la waydiiyey Su.aal ku saabsan in loo Magacaabayo Xilka Afhayeenka Xisbiga KULMIYE Ayaa Ku Jawaabay,

“Horta Xil Ayaaa Laguu Magacaabayaa Collage-kii Aan Dhiganayey Laguma Haynin, Warkaasi Halkaa Muu Oolin,”

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.