Ciyaartoygii Somaliland Uga Qeyb Galay Tartankii Kubta Cagta Ee Ka Dhacey Abkhazia Oo Gashaanka U Daruuray Hanjabaado Uga Yimid Wasaarada Ciyaaraha

0

Hargeysa (Sayruuq)-  Dhalinyaradii ciyaartoyda ahaa ee dhawaan ka qeyb galay tartankii kubta cagta ee loo qabtey dalalka aan la aqoonsan isla markaana ka dhacay dalka Abkhazia ayaa waxaa ay ka hadleen hanjabaado is dabo joog ah oo uga yimid masuulyiinta wasaarada Ciyaaraha.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.