Ciyaaraha Gobaladda :Maroodijeex iyo Gobalka Xaysimo Oo Afka Dhulka U Daray Gobaladda Buuhoodle Iyo Badhan.

0

Hargeysa(Saryuuq)Ciyaaraha Gobaladda somaliland ayaa maalinti labaad guda galay taaso ay si habsami ah uga socdaan magaaloyinka Boorame Iyo Burco ,taaso hadda soo idlaadeen ciyaarihii dhex maray Gobalka Maroodijeex Vs G/Buuhoodle 3:2 ,geesta kale G/Xaysimo Vs G/Badhan 2:0 .

guulaha ay soo hooyeen gobabalada Maroodijeex iyo Xaysimo saddex dhibcood kala hoyday ciyaarihii galbeedka iyo Bariga .

isha ku hay Sayruuq.com wararka ciyaarha somaliland oo si toos ah aan idinka soo gudbin doona .

M.Ahmed

Sayruuqnews@gmail.com

Hargeysa/Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.