Cismaan Cumar Dool Oo Sir Ka Sheegay Gudoomiyaha Baanka

0

Cismaan Cumar Dool Oo Sir Ka Sheegay Gudoomiyaha Baanka

Cismaan Cumar Dool Oo Ka Tirsan xisbiga Mucaariidka ah ee Waddani ayaa Caawa ka waramay khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo guddoomiyaha baanka somaliland.

isagoo qoraal bogiisa facebook ah ku soo qoray sidan;
Aniga Odeyga yar Banķa loo dhiibay marka laga tago inuu igu sheegay Argagixiso Daacish la shaqeysa, iyo in aan Daroogada iibiyo, waxa uu caayay hooyaday oo H.Yoonis oo qolodooda ah waxaanu ku sheeggay in ay i garacatay.

Arintaasi waa arin marka kowaad waa arin Garxajis oo dhan u taala.
Marka xigta waa arin u taala Raaska ay hooyadey tahay iyo raaska uu isagu yahay.
Marka sadexaadna waa arin u taala Bahdeylo iyo Badhulbahante.

Kaysar Maxamed iyo Mohamed Haji Yusuf Ahmed (Waabeeyo).
Sidii aan idiin balan qaaday wixii horena waan masaxaya, wax danbana ma soo qoraayo ilaa inta aad meel soo saaraysan caydaa uu caayay aniga iyo Hooyaday Aamina (Cad). Xasan Ducaale Maxamed Ibraahim Ducale Faarax Muude Aadan Rooble Maxamed Aadan Cumar Cabdalle Ismaciil Carrre Siciid Garxajis ( What a mess).

Hadii layga soo daw marin waayo waxa igu balana in aan kafantiisa soo iibiyo.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.