Cirro Oo Magacaabay Guddoomiyaha Maroodijeex Ee Waddani

0

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa guddoomiyaha gobolka Maroodijeex ee xisbiga Waddani u magacaabay Xamse Ciise Cabdi.

Xamse ayaa wakhtigii Siilaanyo ahaa xoghayaha gobolka Maroodijeex muddooyinkii u dambeeyayna ka tirsanaa xisbiga Waddani.

Xamse ayaa ah siyaasi ka soo jeeda degmada Axmed Dhagax ee Hargaysa.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.