Cirro Oo Isugu Yeedhay Taageerayaashiisa

0
Cirro Oo Isugu Yeedhay Taageerayaashiisa

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa isugu yeedhay taageerayaashiisa magaalada Hargeysa si uu ugala hadlo arrimo ku saabsan qorshihiisa ku aaddan xaaladda dalka iyo muranka komishanka.

“Waxaan u sheegaya taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Maroodijeex in ay maalinta Berri ah sideedda subaxnimo (8:00AM) isugu yimaaddaan xarunta dhexe ee xisbiga Waddani si madaxda xisbigu ugaga warranto xaaladda dalku galay iyo waxa inala gudboon xisbi ahaan si aan dalka uga badbaadino kalitalisnimada,’ Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.