Cirro Oo Difaacay Buugga Hoggaamiye Xirsi Qoray

0
Cirro Oo Difaacay Buugga Hoggaamiye Xirsi Qoray

Cirro Oo Difaacay Buugga Hoggaamiye Xirsi Qoray
Guddoomiyaha xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro ayaa bogaadiyay hoggaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu ku ammaanay buugga uu qoray ee Miyi ilaa madaxtooyada. waxa uu ku ammaanay in waayo aragnimadiisii shaqo uu kaga warramo buuggan. waxaanu ka difaacay dadka buugga wax ka sheegaya.

“Waxaan la yaabbanahay dad aan wax ka sheegi jirin Xirsi markii uu xilka hayay oo aad wax looga sheegi jiray; qaar toorray ku sawira, qaar wax kale ku sheega aad baa wax looga qori jiray muddadii uu xilka hayay laakiin, rag mudadaas ka aamusna in ay maanta wax ka sheegaan is weydiin ayay leedahay oo waliba rag aanan ka filayn ka mid yihiin oo Raagge Oomaar ka mid yahay,” ayuu yidhi Dr Cirro

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.