Ciidanka Qaranka Somaliland oo Taakule Dhaqaale Oo Mug Leh Kaga Qayb Galay Gargaarka La Gaadhsiinayo Dadka Abaaruhu Saameeyeen +Sawirro

0

Hargeysa(Sayruuq):-Waxaa maanta kulan dareen badan ka qabsoomay Xarunta Miiska Saraakiisha JSL ayuu sida uu kaga warbixiyey Xoghayaha Guud ee Golaha Wasiirrada JSL ahna Xoghayaha Guddida Taakulaynta abaaraha Sharmake Geelle ku sheegay in Ciidanka Qaranku Guddida Heer qaran ee taakulaynta abaaraha ku wareejiyeen deeq lacageed oo dhan 226,000,000 SL/SH “Laba Boqol iyo Lix iyo Labaatan Malyan oo Shilinka Somaliland Ah.
IMG_6675

IMG_6670

IMG_6671

IMG_6672
Hargeysa-Somaliland
Hargeysa Office
contact@sayruuq.om
Sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.