Ciidamo Somaliland Ah Oo Puntland U Wareegay

0
Ciidamo Somaliland Ah Oo Puntland U Wareegay

Ciidamo Somaliland Ah Oo Puntland U Wareegay

Maamulka Puntland u qaabilsan gobolka Sanaag ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ee fadhigoodu ahaa Ceelbuh ku biireen ciidamada Puntland.
Ciidamo Somaliland Ah Oo Puntland U Wareegay
Ciidamada u tallaabay dhanka Puntland waxa hoggaaminaya Gaashaanle Mustafe Siciid Toor sida maamulka Puntland oo ciidamada soo bandhigay shaaciyay.
Ciidamo Somaliland Ah Oo Puntland U Wareegay
Ciidamo xooggan oo Somaliland ah ayaa hore ugu biiray Puntland taas oo walaac hor leh sii galinaysa gacan ku haynta Somaliland ee Sanaag Bari.
Ciidamo Somaliland Ah Oo Puntland U Wareegay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.