Cali Khaliif Oo Hargeysa Soo Gaadhay

0
Cali Khaliif Oo Hargeysa Soo Gaadhay

Cali Khaliif Oo Hargeysa Soo Gaadhay
Hoggaamiyaha Khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh ayaa magaalada Hargeysa soo gaadhay. Waxa soo dhaweeyay Eng Faysal Cali Waraabe hoggaamiyaha xisbiga UCID waxaana la filaya in imaanshaha Dr Cali la xidhiidho dhammaystirka heshiiskii madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo la gaadhay oo aan waxba laga qaban muddo sanad ka badan oo madaxweyne Biixi talada hayay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.