Cagaweyne Oo Hotellada Casriga Ah Ugu Faanay Magaalooyinka Kale

0
Cagaweyne Oo Hotellada Casriga Ah Ugu Faanay Magaalooyinka Kale

Cagaweyne Oo Hotellada Casriga Ah Ugu Faanay Magaalooyinka Kale

Maayar xigeenka caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Cagaweyne ayaa sheegay in aanay maayarrada magaalooyinka Somaliland la tartami karin madaxda dawladda Hoose ee Hargeysa maaddaama aanay magaalooyinka kale lahayn hoteello u dhigma Ambasadoor, Maansoor, Grand Hotel iyo kuwa la midka ah.

Waxa uu ka hadlayay barmaamij lagu qiimeeyay wasiirrada dalka oo lagu soo saaray kan ugu wanaagsan waxaanu sheegay in aanay marka horeba ahayn in magaalooyinka la tartan siiyo maaddaama hotelladan casriga ahi caasimadda ku yaallan oo aanay kuwo u dhigma lahayn magaalooyinka kale waa sida uu ku doodaye.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.