Cadaaladda Daradda Badhasaabka Saraar.WQ/Xildhibaan khadar axmed yuusuf jeesto

0

Xildhibaan khadar axmed yusuf {jeesto} waxaan halkan ku dhaliil u soo jeedinayaa badhasaabka gobolka saraar
Waxaan halkan ku cadaynaya cadaalad daro iyo musuq maasaq kadhacay gobolka saraar oo ku kacay badhasaabka gobolku
Cadaalad daradaas oo ah iyadoo gobolkii ay ka dhacday abaar ba an abaartaasina ay saamay say shacabka dagan gobolka badhasaabka oo ku kacay fal ah inu ku dhex milmay qabyaalada iyo nin kala jeclaysiga taala gobol oo u dhaqmay sidii qof aan masuul ahayn oo beelihii gobolka yaalay oo abaartu wada saamay say u kala saaray mucaarad iyo muxaafid oo uu beelaa qaar u diiday macaawimadii loogu deeqay dadkaa tabaalay say isagoo odhanaya hadaad reer hebel tihiin mucaarad baad tihin deeqahana waxba laga siin mayo hadaba badhasaabku miyaanu ogayn iyo mucaarad iyo muxaafidba isagu u yahay gudoomiye xil ka saaran yahay dhamaan shacabka gobolka dagan wax yaalaha la la yaabo ee uu badasaabku beelaha qaar uu uga qadiyay mucaawimooyinkaa umada somaliland oo dhan soo uruurisay isagoo leh waxaan isku dhacnay xildhaan hebel oo beeshiina ah madaama oo ay sidaas tahay wuxuu la galay dagaal cad oo uu ka qadiyay gudiyadii abaaraha ee gobalka isagoo sidoo kalena deegaanka beesha ka leexiyay mucaawimo loogu talo galay dadka masaakiintaa ee abaartu sida xun u samaysay
Waxaan u gudminayaa baaq gudida heer qaran ee abaaraha somaliland uu u magacaabay madaxweynuhu waxaan leeyhay hadii gudoomiyiii gobolk go aan nin kala jeclaysigaa ku dhaqmay inay soo faragaliyaan gudida abaaraha ee heer gobol
Gun iyo gaba gabadii waxaan baaq u dirayaa anigoo xildhibaankii dadka uu caloodinaya asoo doorteen xaqna tahay inaan ka hadlo wax yaalaha taagan gobolka saraar taas oo aan u gudminayno xukumada dhexe inay si dag dag ah wax uga qabato waanu ka aamusi kari waynay tan mar maaha oo labo maha inta jeer ee wax yaalahan dhaceen

Xildhibaan khadar axmed yuusuf jeesto
0634354388

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.