Cabdiraxmaan Faroole Oo Sheegay In Ciidamada Puntland Qayb Ka Yihiin Dagaal Beeleedka Gobolka Sool

0

Hargeysa(Sayruuq) Tuulada Qoriley oo 73Km Koonfur Barri kaga quman magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool waxa maalmihii u dambeeyay dagaallo ku dhexmarayeen beelo oodwadaag ah oo ka soo kala jeeda Somaliland iyo Puntland.

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole ayaa sheegay in dagaalkan oo khasaare badan ka dashay ay qayb ka yihiin ciidamada maamulka Puntland kana barbar dagaallamayaan beesha Puntland ka soo jeeda.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.