Cabdiraxmaan Cirro Oo Bookhday Taliye Fadal

0

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa caawa fiidkii cisbitalka International ee magaalada Hargeysa ku bookhday taliyaha ciidanka Booliska Somaliland sareeye gaas Cabdillaahi Fadal Iiman oo xaalad caafimaad u jiifa .

Gudoomiye Cirro ayaa taliye Fadal alle uga bariyey inuu caafimaad sareecan ah siiyo .

Xalaada caafimaad ee taliyaha ayaa ah mid ka soo reynaysa sidii hore .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.