Cabdirashiid Xasan Mataan Oo Shaaciyay Inuu U Tartamayo Kuxigeenka Xisbiga WADDANI

0

Hargeysa(Sayruuq):- Xoghayaha Xisbiga WADDANI Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa sheegay inuu u sharaxan-yahay Murrashaxa kuxigeenka Xisbiga WADDANI, Isla markaana ka waramay safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Cabdirashiid Xasan Mataan waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta u waramayay qaar ka mida Warbaahinta

HALKAN HOOSE KA DAAWO

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.