Cabdillaahi Jawaan Oo Khibraddiisa Ku Cabiray Sida Looga Bixi Karo Muranka Doorashada

0
Cabdillaahi Jawaan Oo Ay U Suuro Gali Wayday In Uu Madaxweyne Biixi La Kulmo Muddo 4 Bilood ah

Hargeysa(Sayruuq) Siyaasi Cabdillaahi Jawaan oo ka soo shaqeeyay Komishanka doorashooyinka ayaa dhalliilay guddida doorashada oo uu sheegay in ay xisbiga Waddani u sheegeen dhawr jeer in aan wax gef ah lagu samayn. waxaanu tilmaamay in garsoornimadu tahay in cidda cabanaysa horteeda lagu qanciyo.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.