Cabdillaahi Cukuse Oo Xil Loo Magacaabayo

0
Cabdillaahi Cukuse Oo Xil Loo Magacaabayo

Cabdillaahi Cukuse Oo Xil Loo Magacaabayo
Siyaasiga Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo xilal afhayeen iyo wasiirnimo ka soo qabtay xukuumaddii Siilaanyo ayaa loo magacaabaya afhayeenka xisbiga talada haya ee KULMIYE si uu xukuumadda Biixi iyo xisbigaba uga difaaco dhalliilaha mucaaradka.

Warar wargeyska Geeska Afrika helay ayaa xaqiijiyay in xilkaasi loo dhiibayo afhayeenka KULMIYE waana nin aftahan ah oo ku soo baxaya jagadan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.