Cabdicasiis Samaale Oo Dafiray In Uu Dhalliilay Madaxweynaha La Doortay: Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Warar soo baxay ayaa sheegay in Sheekh Cabdicasiis Maxamed Samaale Axaddii shir jaraa’id qabtay kuna eedeeyay madaxweynaha la doortay in uu yahay abaal laawe isaga oo ka falcelinaya hadallo dardaaran ah oo madaxweynaha la doortay u jeediyay guddiyadii ololaha. wararka ayaa intaas ku daray in muuqaalka shirkiisa jaraa’id la isla gartay in aan la baahin, islamarkaana siyaasi Cabdicasiis dib loo maslaxay.

Arrintan oo si weyn la isu waydiinayay islamarkaana Cabdicasiis Samaale laftiisa dad badan waydiinayeen ayaa ka jawaabay arrintaasi.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.