Buurmadow Oo Ka Hadlay Ciidamada Goostay

0

Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow, oo wariye Xasan Galaydh oo ka tirsan Horn Cable kula xidhiidhay dhinaca mobilka ayaa u sheegay in aanay jirin ciidan iyo gaadiid dagaal oo uu leeyahay oo u tallaabay dhinaca Puntland ama bariga gobolka Sanaag.

Boqorka, ayaa sheegay in aanu marnaba ku dhaqaaqayn fal ka dhan ah Qaranimada Somaliland.

Guddoomiyaha gobolka Sanaag ayaa maanta sheegay in ciidamo ka amar qaata Boqor Buurmadow u gudbeen deegaan u dhow magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.