Buugga Sida Baybalkay Cidba Wax Ku Darsatay,”Asal Jet

0
Buugga Sida Baybalkay Cidba Wax Ku Darsatay,

Buugga Sida Baybalkay Cidba Wax Ku Darsatay,”Asal Jet
Shirkadda Asal Jet oo daabacday buugga Miyi ilaa Madaxtooyada ee Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegtay in aanay suuro gal ahayn in uu sinaba gacantooda uga baxo buugga oo baraha Internet-ka loo galiyay si bilaash ah. Waxa uu maamulka shirkaddu sheegay in ay si weyn uga xun yihiin cidda sidaasi sharci darrada ah u faafisay buugga laakiin, aanu gacantooda ka bixin.
Hoggaamiye Xirsi ayaa hore u sheegay in shirkadda buugga daabacday iyo dadkii gacanta ku hayay uun uu ka baxay buuggaasi laakiin, aanu qofna u ogolayn buugga PDF-ka ah.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.