Bushaaro Oo Madaarka Hargaysa Lagu Xannibay

0

Saxafiyadda Bushaaro Baanday ayaa muddo Hal saac iyo badh ah ku xayirnayd Madaarka Caasimadda hargaisa.

Bushaaro oo ka dhoofaysay madaarka magaalada hargaisa mudooyinkii u danbeeyayna hargeisa ku sugnayd ayaa markii madaarka ay ka dhoofaysay ii sheegtay in ciidamo dhar cad ahi ka soo dejiyeen diyaarada kedib muddo hal saac iyo badh ah ay ku hayay qol madaarka ka tirsan iyadoo agabkii ay sidatayna la wareegay.
Wiil Shaqada Looga Eryay Taageerida Maxamuud Xaashi
Waxayna muddo kedib markii ay wada tashi la sameeyeen dowladda u ogolaadeen in ay dhoofto sida ay ii sheegtay bushaaro oo khadka telefoonka aan kula xidhiidhay iyadoo madaarka joogta ayaa ii sheegtay in telefoonkeedii la siiyay sidoo kalena loo ogolaaday in ay dhoofto saacad iyo badh kedib.

W/Q Calimahdi Jibriil

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.