Burco:Wali Waxa Socota Ciyaarti Udhaxaysay Xulka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waxa Qaybti Hore Ku Dhamaatay 0:0

0

Burco(Sayruuq):Wali Si Habsamiya Usocanaysa Ciyaartii Dhexmaraysay Xulalka Gobolka Togdheer iyo Daadmadheedh Waana Ciyaar Habsima Leh Wana Wareer iyo Wareer Celis Labada Koxood ee Ku Ciyaaraya Labada Gobolka ayaan Midna Ogalayn In Ay Ku Hormarto Goolka Waxase Hada Dhacay Qaybtii Hore ee Ciyaarta Waxana La Galay Nashasho

Waxana Ciyaarta Goob Jooga ah Wasiro Ka Tirsan Xukumada Somaliland Oo ay Ka Mid Yahiin Wasiirka Ciyaaraha Somaliland ,Wasiirka Waxbarashada,Badahsabada Gobolka Sanaag,Saraar iyo Togdheer waxa Kale oo Goobta Ku Sugan Xildgibaano Iskugu Jira Golaha Gurtida Somaliland ,Deeganka Degmooyinka Saraar,Sanaag,Togdheer iyo Degmooyinka Kale ee Ku Ciyaaraya Magalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

Ciyaartuna waxa ay Maraysa 0:0 Hadana way Bilaabmatay Waxi Kasoo Kordhana Kale Saco Shabakada

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.