Bulshadda Reer Hargeyso oo Suaalo Madaxa Daalinaay Goob-Fagaara Ah Ku Waydiiyey Taliyaha Ciidanka Dabdamiska

0

Hargeysa(Sayruuq)-Taliyaha ciidamdda Dabdamiska Somaliland ayaa su`aalo jahwareer ku riday lagu hor waydiiyey Barnaamijka Qanci dadkaaga oo ay soo agaasimaan muuqbaahiyaha Hctv ,bulshadda reer hargeysa oo kolba masuulka ay goobaha noocan oo kala ah ka helaan si cilmiyeysan oo ku dhisan baahiyahooda gaarka ah iyo tan guud ku waydiiya ayaa ahaa qaar u diyaarsan cabashooyinka iyo talooyinka ay madaxdooda ka gaabisay halkaasi kula gorgortami laahyeen.
daawo Barnaamijkan oo dhamaystiran.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.