Breakin News:- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Oo Is Casilay

0

Hargeysa (Sayruuq)- afhayeenka madaxtooyada Somaliland Md Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa hada lagu soo waramayaa inuu iska casilay jagadii uu ka yahay madaxtooyada Somaliland ee afhayeenimada.

Afhayeenka ayaa sidaa ka sheegay kulankii ay isku casileen labada wasiir ee Maxamed Biixi Yoonis iyo wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xassan.

Waa masuulkii saddexaad ee saacad gudaheed iska casila xilka madaxweyne Siilaanyo u magacaabay.

Arrintan ayaa ah mid dhabar jab weyn ku noqon doonta xukuumada madaxweyne Axmed siilaanyo, waana markii koowaad oo tiro intaas leeg iska casisho xukuumadiisa

Xigahso:Somalilandi

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.