Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Sii Daynta Doolaal

0
Boqor Buurmadow Oo Ka Hadlay Sii Daynta Doolaal
Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow ayaa si kooban uga hadlay Kornayl Jaamac Doolaal oo maanta laga sii daayay Xabsiga kadib markii hore loogu xukumay laba sano.

Boqor Buurmadow ayaa dhawaan si adag uga hadlay xadhigga Kornaylka waxaanu si kooban qoraal uga soo saaray sii dayntiisa.

“Waxaa ilaahay mahadii ah inuu xoriyadiisii dib uheluhelay mujaahid doolaal waxaan umahadnaqayaa cidkasta oo kaqayb qaadatay soo dayntiisa sidii aad lasocoteen dhamaan beelaha habarjeclo dal iyo debed dhawaaqii aad maanta iga sugayseen wuxuu inoogu dhamaaday nabad gelyo waxaan idiin rajaynayaa inaad nabad ku ciidaan meelkasta aad joogtaan dalka iyo dadkana waxaan urajaynayaa nabadgelyo ilaahay ayaa marwalba mahadleh,” ayuu yidhi Boqor Buurmadow

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.