Boos Mirow, Jiirkii Libaaxa la dhashayow wixii uu Faysal Cali Waraabe shalay ahaa waxa aad maanta tahay ayaa ka xun.

0

Inkasta oo aanan Faysal Cali Waraabe ku raacsaneyn cayda iyo cunsuriyada uu Somalida ku sameeyo hadaan waxaan ogahay hadii uu doono inuu yahay ninka keliya ee Somaliland saxi kara waa hadii aanu ku milmin nidaamka dadka reer Somaliland kala fogeeyay.

Haa waa run hadalkiisa ah in Somaliland burburkeeda looga baqanayo Muuse Biixi oo keliya ee aan cid kale looga baqandynin.

Boos mire oo jagada wasiirka Ciyaraha ku qoob ka ciyaaraya ayaa yidhi “Muxuu Faysal shalay ahaa ?.” Jawaabtu waxa weeye
Faysal wixii uu shalay ahaa waxaa 100% ka meeqan liita waxa aad adigu maanta tahay. !!! Ileyn isagu dawladbaabu u shaqaynayay lakiin adigu reer baad u shaqaysaa.
cusmaan Cumar dool

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.