Booliska Oo Raadinaya Suxufiyiin Barmaamij Baahiyay

0
Beesha caalamka oo markale war ka soo saartay doorashada Jubbaland

Booliska Oo Raadinaya Suxufiyiin Barmaamij Baahiyay

Suxufi Cabdirisaaq Terra oo ka tirsan warbaahinta Somaliland ayaa sheegay in boolis raadinaya yimid gurigiisa xilli uu ka maqna. Sidoo kale koox farsamo yaqaanno ah oo kala shaqeeyay barmaamij uu dhawaan baahiyay ayuu sheegay in boolisku ku daba jiro.

Suxufiyiintan ayaa habeen hore baahiyay barmaamij Baadi Goob lagu magacaabo oo ciwaan looga dhigay dagaalka dhaqaalaha iyo isgaadhsiinta Somaliland kaas oo ku saabsan baadhitaan lagu sameeyay dadaallo lagu hor istaagay adeegyo isgaadhsiineed Somaliland la keeni lahaa.

Booliska Oo Raadinaya Suxufiyiin Barmaamij Baahiyay

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.