Booliska Oo Raadinaya Guddoomiyaha Horyaaltv

0

Ciidamada ammaanka oo raadinaya guddoomiyaha telefishanka Horyaal TV ayaa tagay xarunta Tv-ga inkasta oo aanh joogin laakiin lama xidhin telefishanka.
Telefishanka Horyaal ayaa dhawaan baahiyay hordhaca barmaamij buuq badan abuuray.

“Xarunta Telefashanka Madax banaan ee Horyaal Tv Waxa Yimid Ciidanka Amaanka iyaga oo doonaya Guddoomiyaha Guud ee Tvga Maxamed Cismaan Mirre Sayid balse goobtan Kumu Sugnayn , Ciidankuna dib ayey Iskaga Noqdeen.
Guddoomiye Sayid Waxa uu ii sheegay inuu u tagaayo Ciidanka inta Wixii ka danbeyey Telefoonkiisu Wuu Xidhan yahay.
Haba yaraate mq Jiraan Ciidan ku Sugan Xarunta Tvga ama la Wareegay ama Xidhay,” Saciid Cagjar oo ka tirsan Telefishanka Horyaal ayaa sidaas sheegay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.