Booliska Dalka Sweden Oo Ka Shakiyey Fanaanka Snoop Dogg Inuu Isticmaalayey Maandooye Ka Mamnuuca Dalkaas

0

Sweden(Sayruuq)- Booliska Dalka Sweden  ayaa ka wakhti kooban haystay kadib markii ay uga shakiyeen inuu isticmaalaayey maandooriyaha daroogada.

Heesaaga Mareykanka Snoop Dogg oo ah 38 jir magaciisa runta ahna uu yahay Calvin Broadus ayaa habeenkii sabtidii ka dhigay bandhig faneed kadin markii uu dhamaaday bandhig-faneedkii  ayuuu goobtaas ka raacay gaadhi looga shakiyey inuu fanaanku maandooriye ku isticmaalayey, waxaana la sheegay in ay booliska dalkaas sweden haysteen wakhti kooban oo la xidhiidha arintaas kadibna sii daayey.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.