Berbera: 10 qof Oo Shil Gaadhi Ku Dhintay

0

Berbera: 10 qof Oo Shil Gaadhi Ku Dhintay

Ugu yaraan 10 qof oo Qoomiyadda Oromada u badan ayaa ku dhintay shil gaadhi oo galabta ka dhacay duleedka magaalada Berbera.

Shilkan ayaa ka dhashay kadib markii ay isku dhaceen laba gaadhi oo mid siday Tahriibayaal Oromo ah.

Dhaawaca shilkan ka dhashay ayaa lagu daawaynayaa Cisbitaalka weyn ee Berbera.

Tahriibayaasha ayaa ku sii jeeday magaalada Boosaaso oo ay uga sii tahriibaan waddamada Carabta.

Hassan Galaydh, HCTV

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.