Beel Reer Awdal Ah Oo Luuqad Adag Kaga Hadashay Doorashada Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Waxgaradka Beesha Makaahiil ee gobolka Awdal oo codkooda siiyay xisbiga Waddani ayaa walaac xooggan ka muujiyay garsoornimada guddida doorashada iyo xukumadda Madaxweyne Siilaanyo waxaanay sheegeen in loo baahan yahay garsoor ka baxsan maaddaama ay la safanyta  Kulmiye xukumadda jirta.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.