BBC-da Oo Shaacisay Xiddiga Ku Guulaystay Xiddiga Afrika Ee 2017

0

Xiddiga reer Masar ee afka hore uga dheela xulka Masaaridda iyo kooxda Liverpool ee Ingiriiska Maxamed Saalax ayaa ku guulaystay abaalmarinta BBC-du bixiso ee sannadkan. Maxamed Saalax ayaa loo cumaamaday xiddiga Afrika ee 2017 kadib codayn muddo ka socotay Internet-ka.

Ciyaar yahannada kala ah Pierre-Emerick Aubameyang, Naby Keita, Sadio Mane iyo Victor Moses ayaa kula tartamay abaalmarinta. Sanadkii hore waxa abaalmarintan ku guulaystay Riyaad Maxras oo Aljeeriya u dhashay una dheela Kooxda Lesceister.

Halkan ka akhriso faahfaahinta abaalmarinta

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.