BBC-da Oo Metelaad Xiiso Badan Ka Samaysay Somaliland

0

Barmaamij kaftaneedka BBC-da qaybta Focus On Afrika ayaa si cajiib ah u qaada dhigay qaddiyadda Somaliland iyo citiraaf la’aanta. waxa lagu ammaanay doorashada ay Somaliland qabsatay ee sida fiican u dhacday laguna wada qancay natiijadeeda taas oo aan Afrika ka dhicin sida barnaamijku sheegayo.

Halkan Ka Dheeho Barmaamijka BBC-da

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.